
Akhriyaan erayga Ilaah oo ku saabsan internetka
Aayadda MaantaOo kuwii Rabbigu soo madaxfurtayna way soo noqon doonaan, oo iyagoo gabyaya oo weligoodba aad u faraxsan ayay Siyoon iman doonaan, oo waxay heli doonaan farxad iyo rayrayn, oo caloolxumo iyo taahiduna way iska dhammaan doonaan
Ishacyaah 35:10
Baxniintii
Laawiyiintii
Tirintii
Sharciga kunoqo
Yashuuca
Xaakinnada
Ruud
Samuu'eel kowaa
Samuu'eel labaa
Boqorradii kowa
Boqorradii laba
Taariikhdii kow
Taariikhdii lab
Cesraa
Nexemyaah
Esteer
Ayuub
Sabuurradii
Maahmaahyadii
Wacdiyahii
Gabaygii sulaym
Ishacyaah
Yeremyaah
Baroorashadii y
Yexesqeel
Daanyeel
Hoosheeca
Yoo'eel
Caamoos
Cobadyaah
Yoonis
Miikaah
Naxuum
Xabaquuq
Sefanyaah
Xaggay
Sekaryaah
Malaakii
Matayos
Markos
Luukos
Yooxanaa
Falimaha rasuul
Rooma
1 Korintos
2 Korintos
Galatiya
Efesos
Filiboy
Kolosay
1 Tesaloniika
2 Tesaloniika
1 Timoteyos
2 Timoteyos
Tiitos
Filemon
Cibraaniyada
Yacquub
1 butros
2 butros
1 yooxanaa
2 yooxanaa
3 yooxanaa
Yooxanaa
MuujintiiKitaabka Quduuska ah wuxuu leeyahay laba qaybood oo kala ah: Axdigii Hore iyo Axdiga Cusub. Axdigii Hore waxaa la qoray wakhtigii nebi Muuse [waa 1400 oo sannadood ka hor dhalashaddii Sayid Ciise Masiix] ilaa iyo nebi Malaakii [waa 400 oo sannadood ka hor dhalashaddii Sayid Ciise Masiix].
Axdiga Cusubna waxaa la qoray dhalashaddii Sayid Ciise Masiix ka dib, waxaana qoray rasuulladii Masiixa ee goob jooga ahaa. Axdigii Hore iyo Axdiga Cusub, labadaba waad u baahan tihiin.
Ma garan kartid Axdiga Cusub ka Hore la'aantiis; sidaas oo kalena ma garan kartid Axdigii Hore ka Cusub la'aantiis. Labada qaybood ee Kitaabka lama kala saari karo oo waa sida silsilad isku xidhiidhsan.
Cirka iyo dhulku waa idlaan doonaan, laakiinse ereyadaydu ma idlaan doonaan
Matayos 24:35
Wiilkaygiiyow, erayadayda dhegayso, Oo hadalladaydana dhegta u dhig
Maahmaahyadii 4:20
adku waa inaanu kibis oo keliya ku noolaan, laakiin waa inuu eray walba oo afka Ilaah ka soo baxa ku noolaado
Matayos 4:4
Kitaabkan sharcigu waa inaanu afkaaga ka tegin, laakiinse waa inaad u fiirsataa habeen iyo maalinba
Yashuuca 1:8